Fadlan nagala soo qaybgal Madasha Xal-raadinta ee SGEM oo ku saabsan Muhiimadda Xaqiijinta Matalaada & Ka-qaybgalka Haweenka ee Siyaasadda 2021 & Mustaqbalka. Goorma: Sabti Agooto 28, 2021 7:30 fiidnimo ee Bariga Africa. Khubaro xog ogaal ah ayaa falanqeyn doonta @sgem2016
Please join us for SGEM’s Forum for Solutions on Ensuring Somali Women’s Substantive Political Participation & Representation in 2021 & Beyond on Saturday, August 28, 2021 at 7:30 pm EAT with insightful experts @sgem2016

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *