War Murtiyeed Codka Haweenka Soomaaliyeed oo ku aadan Qoondada Dumarka

      Anagoo ah Kacdoonka Somali Gender Equity Movement oo loo soo gaabiyo SGEM, Guddigiisa, xubnahiisa oo ku dhaw ilaa 8,000 oo haween ah oo ay ka mid yihiin hogaamiyayaasha haweenka Soomaaliyeed iyo haweenka bulshada qaybaheeda kala duwan: • Waxaan aad uga xunnahay in qoondada haweenka aan mar kale la buuxin bartilmaameedka ugu yaraan […]