Baaq Cambaareyn Xilalka Haweenka Soomaaliyeed ee Dowlada Federaalka oo Rag La Siinayo

    Muqdisho   Ku: Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Og: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya   Mudane Ra’iisul Wasaare, annaga oo ah Dhaqdhaqaaqa Somali Gender Equity Movement oo loo soo gaabiyo SGEM, Guddiga Golaha Sare iyo xubnahiisa oo ku dhawaad 8,000 oo haween Soomaaliyeed oo mar kasta u taagan ilaalinta xuquuda haweenka […]