CALL FOR CONDEMNATION OF FEMALE MP SEAT OFFERED TO A MAN
To: Leadership of the House of the People of the Federal Republic of Somalia. Cc: Leadership of the House of Senate of the Federal Republic of Somalia Honorable Leaders, Somali Gender Equity Movement (SGEM) is an organization advocating for the political, social, and economic rights and representation of Somali women. We […]
Baaq Cambaareyn Kursi Xil Xildhibaan Haween ah oo La Siiyey Nin
Muqdisho Ku: Gudoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Og: Gudoonka Aqalka Saree ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudanayaal iyo Mudan, Somali Gender Equity Movement (SGEM) waa hey’ad u oleleysa haweenka Soomaaliyeed in ay helaan xuquuqdooda iyo metelaad siyaasadeed oo u qalanta, mid bulsho, iyo dhaqan- dhaqaale. Waxaa kale oo ay ka shaqeysa baraarujinta […]